Wararkii Ugu Dambeeyay Shirkii Hogaanka Ahlu Sunna iyo Qodobo laga soo saaray

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa kulamo xasaasi ah ku yeeshay hogaanka sare ee kooxda Ahlu Sunna , waxa ayna ka arinsanayeen xaaladihii ugu dambeeyay ee Galmudug gaar ahaan habraaca doorashada Galmudug ee lasoo saaray. Hogaanka Ahlu Sunna ayaa shir saacado badan ay yeesheen kadib waxa ay kaga soo horjeesteen habka ay dowlada u … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Shirkii Hogaanka Ahlu Sunna iyo Qodobo laga soo saaray